Software ka Premiere Pro

Kooraskan waxaynu ku baran doonaa software ka Adobe Premiere Pro, oo kamid ah software da ay soo saarto shirkada Adobe ee Adobe Creative Cloud. Hadii aad radinaysid software aad ku hagaajiso video yada software kani waa software ka ugu weyn uguna horeeya ee lagu hagaajiyo video, Premiere Pro waxaa loo siticmaala hagaajinta nooc wal oo video ah, hadii ay tahay filimada waaweyn ee hollywood ka, tv yada, video yada ganacsiga iyo suuq geynta. Adobe Premiere Pro waxa uu edit garayn karaa noocwal oo video ah (Format Video) iyo dhaman noocyada kala duwan ee camera daha iyo video yada ay duubaan laga bilaabo (HD ilaa iyo 8K video)

Qaabka isdiwaan galinta

  • Qaabka Lacag Bixinta

    Ardayga waxaa laga rabaa inuu bixiyo lacagta isdiwaan galinta kooraska. waxaanuu ku bixin karaa ZAAD/EVC/SAHAL account number kuna waa: +252634198921

  • Isdiwaan Gali

    Si aad u gali kartid kooraskan marka aad bixisid lacagta isdiwaan galinta, waa inaad samaysataa account hadii aanad hore u lahayn.

  • Whatsapp Group

    Ardaygu marka uu labada dariiqo ee hore uu soo dhameeyo waxaa laga rabaa inuu fariin u diro Number kan: +252634412946 isaga oo raacinaya emailka uu isku diwaan galiyey.

Course curriculum

  • 1

    01 Intorduction

  • 2

    02 Basic Adobe Premiere Pro

    • 2-1 Adobe Premiere Pro Interface

    • 2-2 Project Panel Source Monitor Timeline and Program Monitor

    • 2-3 Import a nd Organized Media

    • 2-5 B-Roll and Export Video

    • 2-4 Clip and Sequeance

  • 3

    03 Adobe Premiere Pro Tools

    • 3-1 Move and Razor Tool

    • 3-2 Hand and Zoom Tool

    • 3-3 Track Selection Forward and Backward Tool

    • 3-4 Ripple Rolling and Rate Stretch Tool

    • 3-5 Slip and Slide Tool

  • 4

    04 Working with Graphics and Titles

    • 4-1 Work with Image Files

    • 4-2 Shapes and Text Essential Graphics

    • 4-3 Text Animation

  • 5

    05 Color Correction & Color Grading

    • 5-1 Color Correction

    • 5-2 Color Grading

  • 6

    06 Audio & Multicam Editing

    • 6-1 Basic Audio Editing and Essential Sound Panel

    • 6-2 Sync Different Audio Microphone

    • 6-3 Create and Edit a MultiCam Sequance

  • 7

    07 Video Speed Manipulation and Effects

    • 7-1 Freeze and Still Frames

    • 7-2 Changing Clip speed Panel and Stratech Tool

    • 7-3 Applying Transilation and Other Effects - Morph Cut

  • 8

    08 Chromekeying Warp Stabilizer & Tracking

    • 8-1 Change Video Background - Chromekeying

    • 8-2 Warp Stabilizer

    • 8-3 Tracking Effects

  • 9

    09 How to use Premiere Pro Templates

    • 09 Tempalte Premiere Pro

  • 10

    10 Final Projects & Exporting Video

    • 10 Editing and Exporting Real Projects